(Daawo Sawirro) Raisul Wasaare khayre oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Xerada Afisiyooni

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku saabsan ka hortaga iyo jawaab ka bixinta Abaaraha soo noq-noqda ee Soomaaliya.Waxaana ka soo qayb galay Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Qorshaynta, Wasiirka Howlaha Guud, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Wasiir ku xigeenka Abaaraha, iyo … Continue reading (Daawo Sawirro) Raisul Wasaare khayre oo ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ka dhacay Xerada Afisiyooni